Warka raadiyaha SwedenJuly 16, 2021MiscellaneousLaanta socdaalka oo hakisay tarxiilka afgaaniyiinta, Wiilka lagu tuhunsan dilay askari boliis ahaa oo hooyadii la kulmay iyo Sanadka danbe oo Xajka rajo laga qabo in la aado.