Waraysi: Xamdi Cali - Soomaalida Victoria, COVID-19 iyo Tallaalada
News
Xamdi Cali oo ah nin u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ayaa bixiyey waraysi dhinacyo dhowr ah ka eegay Tallaalada, Xannibaadaha iyo COVID-19, saamaynta ay ku yeesheen bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Victoria

