Wararka maanta iyo Sweden

Share:

Listens: 0

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Miscellaneous


Nin lagu xukumay 8 sanno oo xarig ah ka dib kufsi uu geeystay 36 dumar ah. Ciyaariyihii Olombikada oo maanta Tokiyo ka furmay iyo wiil soomaalida Sweden ah oo sheegay in aanu u baaheyn Tallaalka covid-19.