SE03EP12 Waa Layga Guursaday 3

Share:

Codka Ubax

SE03EP12 Waa Layga Guursaday 3

Arts


Waa qaybtii saddexaad ee taxanaheennii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa laba sheeko oo la kala yidhaa "Hooyaan Noolayn" iyo "Beerlula". Dhegaysi wacan!Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)