ISKU-SOCODKA AFKAARTA IYO ILBAXNIMOOYINKA: Akhris Guud | MAXAMAD XIRSI

Share:

Listens: 0

Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada

Arts


Maxamad Xirsi kulankan waxa uu akhris guud ku dulmarayaa Isku-Socodka  Afkraata iyo Ilbaxnimooyinka, oo uu hordhac fahnkeenna  mawduuca ku  aadan u samaynayaa.  Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=vQ3mXVrgOas&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=4&t=3s