Dibu eegidda adeegyada luqadaha ee Idaacada SBS

Share:

SBS Somali - SBS Afsomali

News


SBS waxay shantii sanaba dibu eegid ku samaysaa luqadaha ka baxa Idaacadda. Waxaa bilowday wada tashiyo lala samaynayo jaaliyadaha kala duwan iyo cid kasta oo danaysa Idaacada.Warbixintan waxaa arintaas ka soo diyaariyay Abdinur Ismail.