Arts
Mukhtaar Xassan Maydhane muxaadaradan waxa uu ku lafagurayaa doodda ku sahabsan waydiinta uu ciwaanku soo gudbinayo oo ah dawladnimada casruga ah iyo hab-noloeedka beeleed ma la is waafajin karaa? Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo https://www.youtube.com/watch?v=4Au97-49msA&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=6&t=0s