BAAHIDA TURJUMIDDA IYO QORAALKA AF-SOOMAALIGA: Falanqayn | LIIBAAN M. CIISE & XAMDA CIGAAL

Share:

Listens: 0

Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada

Arts


Xamda Cigaal waxa ay qaynta hore ee muxaadaradan ku falanqaynaysaa  arimaha la xidhiidha qoraalka afka Soomaaliga ee hadda taagan iyo  doodeheega kala duwan, Liibaan M. Ciisena waxa uu si ballaadhan ugaga  hadlayaa qaybta danbe ee muxaadarada baahida turjumidda iyo hawsha  turjumidda, dugsiyada kala duwan ee aragatiyaha turjumidda ku sahabsan.     Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=kLa36JPxnCw&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=5&t=31s