Australia oo la ogaaday inay hub ka iibiso dalal African ah oo Soomaaliya ka mid tahay

Share:

SBS Somali - SBS Afsomali

Australia oo la ogaaday inay hub ka iibiso dalal African ah oo Soomaaliya ka mid tahay

News

Shirkado Australian ah ayay SBS ogaatay inay hub ka iibiyeen dalal African ah oo ay Soomaaliya ku jirto.Dalalka ayaa qaarkood lagu eedeeyay xadgudub xaquuqda binaadanka.